Baro Bilaawga computer ka

Uncategorized
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

 

BASIC COMPUTER

Barashada AAS-AASKA COMPUTER inaad si buuxda ugu shaqeysato computerka

1. Haddii aad rabto inaad barato
a) isticmaalka windows qeybaha kala duwan
sida inaad ku kaydsato xogtaada / sida aad uga qaadan lahayd
sida flash aad ugu diran lahayd
b) sameynta folders / magac ka bedelka , barashada qaabka guud
c) isticmaalka CONTROL PANEL ama caloosha ku urursan yihiin application( barnaamijyada computerka) isticmaalkooda
d) luuqada / wakhtiga / keyboardka sida loo bedelo ….

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet